Qaboobe Zoo

Create Map

Halkani waa beerta Qaboobe Zoo ee Gaalkacyo, Galmudug. Beerta waxa ku dhaqan xayawaano kala'duwan. Beerta waxa ay leedahay qeybo ay kabaxaan qeybaha kaladuwan ee miraha beeraha.

X